Shacabka Caabudwaaq Ayaa Taageero Buuxda umuujiyey Musharax Maxamed axmed(Alagooy)

Waxaa isoo taraya Taagerida uu helaayo dal iyo dibada Musharax Aqoon yahay Maxamed Axmed cabdi Aalogooye oo utaagan xilka Xildhibaanimada Galgaduud gaar ahaan Degmada Caabudwaaq shacab wayanaha kasoo jeeda Caabudwaaq iyo balanbal , dhabad, Bangeele iyo deegaanada kale aya sheegay in xiligaan uu yahay xiligii loo baahnaa Aqoon yahay Maxamed madaaba dadku ku daaleen xildhibaan kumatalaya oo aan wax kuu tarayn .

Musharaax Maxamed ayaa sheegey haduu ku guuleysto xildhibaanimada in uu dadkiisa si fiican uGu shaqeynayo hiil iyo hooba uuna xafiis kafurayo Caabudwaaq oo dadkiisa uGu shaqeynayo kulana kulmayo, Arintaan ayaa noqonaysaa xildhibaankii uGu horeeyey oo balan qaada inuu xafiis kafurayo dadkiisa kula kulmo deegaanka laga soo doortey waana wax ku dayasho mudan.

Doorta Musharax aqoon yahay Maxamed Axmed Cabdi


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.