class="post-template-default single single-post postid-9463 single-format-standard">
Gedo Times

Ciyaarihii Yurub Meel Fiican maraya iyo Fransiska oo soo Baxay

Ciyaarihii yurub ayaa meel fiican maraya waxaa ciyaarey France iyo Albania  taas oo ku dhamaatey  france oo kubadiyey 2 gool  waxaa kaloo ciyaarey Russia iyo Slovakia waxayna ku dhamaatey ciyaataa oo Russia laga badilyey 2 iyo 1 Gool.

Screenshot (186)

Screenshot (187)

Kala soo xeriir Shabakada Gedo Times Cinwaankan hoose

gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.