Daawo: Gudoomiyihii Hore ee Degmada Garbaharay Iimaan Cadow Kaarshe oo Xarunta Gobolka si diiran loogu soo dhaweeyey.

Magaalada garbaharay ee xarunta gobolka gedo waxaa sidiiran loogu soo dhaweeyey Gudoomiyihii hore ee Degmadaas Iimaan Cadow Kaarshe.

Waxaa garoonka diyaaradaha ee degmadaasi kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Degmada Nuur Sheekh Maxamed Buraale kuxigeenkiisa Cabdi Barre dhagey iyo Masuuliyiin kale.

Iimaan Cadow ayaa garbaharay ka maqnaa bilihii lasoo dhaafay isagoo ku maqnaa magaalada Kismaayo oo uu aaday kadib markii xilka gudoomiyaha degmada uu ku wareejiyey Nuur Caato.

Waa soo laabashadii ugu horeysay ee uu dib ugu soo laabto xarunta Gobolka Gedo.
garbaharey

garbo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.