Daawo: Furitaankii Masaajidka Ferhad Pasha OO ah Mid ladhisay qarnigii 16aad Bosnia

masjid

Masjidka Ferhad Pasha oo mid ladhisey qarnigii 16aad ayna dhistey boqortooyadii Cusmaaniyeenta ayaa dib loo furey kadib bur burkii kuyimid dagaalkii ka badhacay Bosnia muslimiinta iyo gaalada ku dagaalameen, dhisida masjidkaan waxay qaaday 16 sano iyadoo la isticmaalayo dhagaxaantii asalka ahaa ee lagu dhisay.

Masajidkaana waxuu kamid yahay meelaha hay’ada dhaqan ee loo yaqaano Unesco utaqaano meelaha aduunka uGu muhiimsan, xafladii furtaanka ayaa waxaa kazoo qayb galay madax kale duwan oo uu kamid yahay raysawasaaraha Turkey Ahmet Davutoglu.

msjid

msjid

masjid

masji

masd

mas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.