Dhageyso: Kalluumaysatada Muqdisho oo ka cabsi qaba dabeylo xooggan

Maamulka Iskaashatada kalluumeysiga ayaa kawar bixiyay qasaaraha ka dhashay hirarka iyo mowjadihii xooganaa ee shalay ka dhacay xeebaha magaalada muqisho.

Xassan Maxamad Rooble gudoomiyaha iskaashatada kalluumeysatada muqdisho  ayaa sheegay in xiligaan aysan ahayn xiligii la filan jiray dabaylaha muujadaha bada

Xiliyada bad xiranka ayuu sheegay in dabaylahaan oo kale la filan jiray balse haatan iyadoo kalluumaysatadu iyagoo shaqooyinka caadiga ahaa ku guda jiray ay dheceen muujadahaaan xoogan oo xeebaha muqdisho laga dareemay taas oo xitaa hakad yar gelisay shaqadii dekeda muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.