Daawo: Maamulka Gobolada Dhexe oo Digniin kasoo saaray Amni darro laga hurinaayo Degmada Caabudwaaq.

Maamulka Degmada Cabudwaaq ee Hoostaga Maamulka Gobolada Dhexe, ayaa ku eedeeyey Taliska ciidamada Xooga dalka ee Qeybta 21-aad in qalqal amni iyo dowdo uu kawado degamda Caabudwaaq, ee Waqooyiga Gooblka Galgaduud.

Gudoomiyaha Degmadaasi Maamulka Ahlusunna Ugu Magacaaban Maxamed Yaxye, iyo qaar kamid ah Bulshada Degmada ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku cambaareeyey ciidamo degmo lasoo galiyay oo ka tirsanaa taliska 21-aad ee gobolada Dhexe.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Masuuliyadda wixii halkaasi ka dhaca ay qaadayaan cidii falkani soo maleegtay sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka Daawo Muuqaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.