Xaalada Bardheere oo Kacsan iyo Dilkii C/alahi elay oo Qabilada Kala Shaki Ku Abuuray

Waxaa Kacsan Xaalada Magaalada Bardhere Ka dib Dilkii Loo Geystay C/laahi eelay oo ahaa Madaxii  Canshuur Qadista degmada Bardheere oo Todobaadyo Ka hor ay koox Hubeysan Degmada Ku Dileen

Waxaa Dilka Ka dib Ilaa Hada Tagan Baadi goob  Logu Jiro Cidii Falkasi Danbiga ah Ka Danbeysay

Waxa Maalin Ka hor loo Xiray dilkaasi 3 ruux oo Ka mid Qabiilada Besha Sade ee  Dego Magalada  Bardheere

2 ka mid ahaa Ayaa Lagu Shegay inay Ka soo jedaan Qabiilka Uurmidiga Loo Yaqaano halka Mid Kala uu Yahay Talxe.

Labo ka mid ah dad Loga Shakiyay Dilka Ayaa Lo Kala Dhibay Ciidamada Itobiyo iyo Kenya Si ay Baritaan ugu Sameyaan

Halka Mid Kalana uu ku Xiran Yahay Saldhiga Magalada Bardheere Qabillada ay Ka Xiran Yihiin Shaqsiyadka La xiray Ayaa Wax ay ku Han Jabeen Hadii La soo Deyn Waayo inay Sameyn Donan Falla Amni Daro.

Waxa Magaalada Gudaheeda lagu Arkayaaa Maleshiyo Beled hubeysan oo  Kox kox u Socdo Kuwas oo Goobo Gaar ah isugu Tagayo

Ma jiraan  Cid Si Gaar ah u shegtay Dilka C/laahi Marka Laga Sootago ka dib Markii Al- shabab Ay Shegteen Masuliyada Dilkiisa

Magalada bardheere oo ay wada Degaan  qabilo Kala Duwan ayaa wax ay Tahay Xalintada Siyasdede mid Aadag oo Jah warer Aburi Karto.

Hadii anan Heshiis Laga Gaarin Dilka C/lahi eelay oo kacsanan Magalaada ka  Abuuray

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.