Warbixin :Axmed Madoobe oo Diiday In Ciidamada ku Sugan Duledka Kismaayo La soo Xareyo

Hogaamiyaha Maamulka Jubland ayaa Wax uu Ka Hor yimid in Magalada Kismaayo Lagu Soo xareyo Ciimada Ku sugan Duleedka Magalaad Kismaayo ee Sabca Asharaf.

Kulamo Ay Ku Yesheen Magalada Kismaayo Isaga iyo Saraakil Ka Socoto  Itobiyo ayaa Wax uu Ku Shegay Hadii Cidamada Duleedka Kismayo  La soo Xareyo Ay qal qal galinyaan Amaanka Magaalada Kismaayo

“axmed Waxa uu U sheegay Saraakisha Itoobiyo in Dhamaan Cidamada Ku Xareysan Duleedka Kismaayo ay Xariir Fican la leyhiin Al- shabab Hadii  La soo Galinayo Hub Ka dhigis Lagu Sameyo”

Masukintii Ka Socday Itoobiyo Waxa Ay Shegeen In Qasab Ay Tahay In La soo Xareyo Ciimada Sidoo Kala Heshiskii  Kismaayo ay Ku jirtay in Ciidamada lagu soo xareyo .

Waxa Maalmo Ka hor  Lagu Warejiyya Ciidamada Ka Tirsan Cimada Duleedka Kismayo Ku Xareysan oo Garay  300 Askari Kuwaas oo ay Hubkooda ay Heysato Kenya

Waxan Maalmahan  Tabar Ay Siineyso Itoobiyo Cimadasi Ayaa Horey Waxa Ay ugu Sugnayeen Jamacada Kismaayo Waana Cimadii Soo Xarooday Markii Bare Hiraale Lagu So celiyay Magalada Kismaayo.

Heshiskii Kismaayo Ka Dhacay Wax uu Ahaaa Laf dhabartiisa in Kismaayo Lagu Soo Celiyo Cidamada Ku Xareysan Duleedkeeda Taas oo uu Aqablay Axmed Madoobe besha Sade Ay Ka mid Ahayd Ujedoyinkoodii Siyasadeed Qaar ka mid ah

Marka  La Fiiryo Awoodo iyo Isbadalka ay Suuban Karaan Ciidamada Duleedka Kismaayo Ku Xareysan Ayaa Mida Kaliye ee Hada  La Sadalinayo laakin Wali Ay Tahay  Su, aasha Kaaliye e Jawaabta U Bahan Ciimada Maxaa Ay Ka Badali Karaan Xaalka Siyasded ee Magalaada Kismayo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.