Dhageyso:Hogaamiyaha Maamulka Jubland oo Muqdisho Soo Gaaray

Hogaamiyaha Maamulka Jubland Axmed Madoobe Ayaa Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Xili Maalinta Birito ah Lagu Balansan Yahay in Shir Weynaha Hiigsiga uu Ka Furmo Magaalada Muqdisho .

Mar uu Ka War bixinayay Safarkiisa Axmed Wax uu Ku sheegay in u jedka uu Yahay in Laga Wada Halo Sidii Loga Tashan Lahaa Dowlada Imaandonto iyo Qaab dhismedkeeda ,

Wax uu Soo Hadal Qaday Siyasada dalka ka jirto wax uu Ugu Baqay Bulshad somaliyeed inay ka Shaeqyaan isku duubni oo loga Tago Qabyaalada isagoo Sheegay in Shirkooda Miuhimad Gaar ah uu u Leeyahay Doorashasha Somaliya Ka Dhaceyso

Waxaa Lagu Wadaa in Madaxda Maamul Gobaledyada Qaar kood ay Muqdisho Yimadaan

Halkaan ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.