Dhageyso cod sir ah oo laga duubay Cabdiweli Gaas isagoo la hadlaya ciidamo beeshiisa ah

Madaxwayanaha maamulka Puntland ayaa Tababar u soo xiray Cutubyo ka Tirsan ciidanka madaxtooyada.
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa Magaalada Garoowe tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka ilaalada Madaxtooyada maamulkaasi oo muddo dhowr bilood ah ay tababarro uga socdeen labada xarumood ee Madaxtooyada ee magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso.
Madaxweyne Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in ay muhiim tahay in ciidanka tababar loo soo xiray ay gartaan waajibkooda

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.