War Deg Deg ah- Dhageyso: Afhayenkii Dowlada ee Gobalka Gedo oo Geriyoday.

deg

Waxaa Goor dhow Magaalada Muqdisho ku Geriyoday Afhayenkii Dowlada ee Goblka Gedo Nuur Saya Xareed, Geerida Afhayeenka Ayaa Wax Ay timid Ka dib Markii Muqdisho Malmihii Danbe u u jogay Howlo Cafimaad Qaliin Lagu Sameyay ee Dhinaca Caloosha Ahna uu u geriyaday

Nuur Sayax Xared Ayaa Xilal Kala Duwan Gobalka Gedo Ka soo Qabatay Isago Xilka Afhayeenimo ayuu hada Hayay Midduo Lix bilood ah

Waxan Goor dhow Arimahasi aan Ka Warestay Gudoomiyaha Degamada G. Harey Nuur Maxamuud Buraale

Halkaan ka Dhageyso:

  

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.