Dhageyso :Dowlada Masar oo loo qabtay Mudo Kooban in ay ku dhisato Safaaradii ay ku laheyd Soomaaliya

Maamulak G. Banaadir Ayaa Wax uu ku Amaray Dowlada Masar in 45 Cisho Gudahood ay ku dhistaan Safaradii ay ku Lahayeen Magaalada Muqdisho

Warqad ka soo Baxaday Wasarada Arimaha Dibada Somaliya Ayaa Lagu Sheegay in Dhamaan Lagu war  Galiyay Wadamada Calamka ee jogo Somaliya Qasatan Muqdisho inay Dhistaan Safaradihii Ay ku lahayeen Somaliya

Gudoomiyaha G, Banaadir Sh, yuusuf ayaa Wax uu sheegay in Muhiimada Gooni ah Ay leedahay in Ay Wadamaad Dhistaan Goobihii Xamar Ay Ka Dagnayeen Taas oo Bilic Soo Celinta Muqdisho Qeyb Ka Noqoneyso

Marar Badan Ayaa Wadamo Caalamka Ka tirsan waxa Ay Muqdisho u Soo Dirsadeen Safiiro u Fadhiisto Somaliya kuwaas oo Masuul oga noqdo Laakin Ma jirto Goob Degaan Ahaan Ay degan yihiin

Halkaan Ka Dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.