Daawo:Maalinta Miinada Aduunka oo laga Xusay Magaalada Kismaayo.

far

Waxaa magaalda Kismaayo laga xusey Maailinta miinada wxaana ka qayb galay madaxwayne kuxigeen C/laahi ismaaciil fartaag iyo siyaasi Maxamuud Sayid iyo ururka SEMA oo qaabilsan miinada. madaxdii iyo siyaasiyiinta waxay ka hadleen dhibka ay leedahay miinada iyo in laga feejignaado miinada iyo inaan mar dambe lagu aasin miinada dalka Soomaliya.
Hoos ka daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.