TOP News: Cabdulaahi Alankeey iyo Tiro Xildhibaano ah oo Maanta gaaray Magaalada Kismaayo.

Cabdulaahi yusuuf alankeey oo kamid ah mudanayaasha Baarlamanaka Soomaaliya ahne Wasiir kuxigeenka Dastuurka iyo tiro xildhibaano ah oo kasoo jeeda Beesha Sade aya Maanta gaaray Magaalada Kismaayo.

ku dhawaad afar xildhibaan oo Beesha Sade kasoo jeeda ayaa ku wehlinayay Safarka Cabdulaahi Alakeey, kuwaas o osheegay in ay kismaayo u tageen ka qeybgalka shirar dhawaan halkaasi ka dhici doona.

dhinaca kale wali waxaan muqdisho ka bixin tiro xildhibaano ah oo qorshuhu ahaa in ay kismaayo tagaan kwaas oo uu Hogaaminayay Xildhibaan Magan,mana cadda sababta a wali u gaari la’yihiin kismaayo mudanaaashaasi baarlaaanka ka tirsan.

wixii kusoo kordha kala soco wararkeena dambe

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.