Daawo:Magaalada Baardheere oo ka soo Kabanaysa, Xaaladiii Nolaleed ee ay soo martay.

bardheere

Degmada bardheere ee koonfurta fog ee gobolka gedo oo ah Degmada ugu weyn uguna dadka badan Gobol weynaha Gedo ayaa kasoo kabaneyso xaalado nolaleed oo kajiray mudooyinkii lasoo dhaafay.

Degmada oo gacanta shabaab laga saaray bartamihii sanadkii tagay ayaa kasoo kabaneyso diif iyo colaado ragaadiyay kuwaas oo kareebay degmooyin ay la olog iyo la jaan aheyd sida kismaayo iyo baydhabo. Dadka deegaanka oo muuqaal baahiyaha la hadlay ayaa kawaramay xaaladaha degmada iyo waxyaabihii ay soo martay.

Sidoo kale waxay qurbajoogta kasoo jeeda degmada iyo guud ahaan Gobolka ugu baaqeen in ay maalgashadaan degmadan istraatiijiga ah.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.