War Deg Deg : Madaafic lagu Garacayo Madaxtoyada Somaliya

Wararka Had aan heleyno ayaa Shegyo In Madaafic Lag Maqalyo Goob aan Ka Fogeyn Xarunta Madaxtoyada Somaliya . Inkasto Wali anan Helin Qasaraha iyo sida u dhaceen oo dhmeystiran ,

Mudiinyinki Danbe ayaa  Madafic nocaan oo Kala ah Lagu Turay Madxtoyada Somaliy oo ay shegteen Masuliyadooda al- shabba

Dad Shacab ayaa qasaaro uu Ka So Garay Madaficdaasi, Lamaha Amaanka Waxa Ay shegeen Inay Barayaan Ilaa Hadan Majirto Natijo Ka so Baxday

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.