Dhageyso: Maamulkii Bakool Sare Xagee Ayuu Ku Danbeyay

Xildhibaano iyo Siyaasiyin Ayaa Horey Waxa au Qeybo Ka mid ah G, Bakool ay oga Dhawaqeen Maamul La Magac Baxay  Bakool Sare oo uu Dabada Ka Rixayay Hogaamiyaha Mamulka Jubaland Ayaa Fashil Ku Dhaamaday Waxan hada Deganadi loga Dhawaqay Maamulkasi ku Suagn Maamulka Bakool Sare  Xubno Ka socdo .

Ujedka Maamulkaasi Lo Magacabay Ayaa Ahyd Ka Dib Markii Hogaamiyaha Jubland  Awood Qeybsi Loga Diiday Dhismaha Maamulka Koon fur Galbeed  Ka dibna u Bilaabay inuu Mushkilad Siyasaded uu ku Abuuro Shariif Xasan .

Dadka Maamulkasi Waday ayaa Wax ay Ahayen Besha Axmed Madoobe oo Rabtay inay Bakool Awod Qeybsi Oga Helaan  Koon fur Galbeed .

Markii uu Dhamaaday Mashrucii  Lagu So Qatay Bakool Sare  ayaa Ilaa Had Wax La is Weydinayaa Mesh uu ku Danbeyay Bakool Sare .

Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.