DAAWO:IOM IYO WSSP SHIR AY KUQABTEEN CARDIF UK

Xaflad aad uwayn oo ay soo qaban qaabiyeey uruka aqoonyahanada iyo ardayda Soomaliyeen (WorldWide Somali Students and Professionals) marka lasoo gaabiyana loo yaqaano WSSP  iyo hay’ada IOM qaybteeda horimarinta Africa. xafladaan oo ahayd  sidii aqoon yahanada soomaliyeed uGu noqon lahayeen dalkooda una hormarin  lahaayeen .Gudoomiyaha WSSP  Khasim Mohamed Ali ayaa bulshadii halkaa timid kala hadlay muhiimada ay leedahay in aqoon yahanada Soomaliyeed ugu faa’ideen lahaayeeed umada Somaliyeed , dalkuna ubaahan yahay aqoon yahano Gudoomiye Khaasim ayaa hadal dher oo muhiim ujeediyey isagoo aqqarkiina kula dad daarmay shacabka Soomaliyeed in wadanku noo baahan yahay loogana faa’diiye aqoonta ilaahay nasiiyey.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.