Dhageyso:Xildhbn Magan Wa uu Dhamaday Wada Hadaladi Axmed Madobe ee Waxaa Dhiman Ficil

Maxamud Cali Magan oo Xildhibaan Ka Tirsan Barlmaanka Somaaliya Sido Kalan Ka So Jedo G, Juboyinka Iyo Gedo ayaa Wax uu Ka Hadlay Siyaasada Is Mari Waaga ah ee Ka Tagan Jubland .

Wax uu Ka Warbixiyay Dadaalka Dowlada Somaaliya ay ugashay in Lagu Gulestay Wada Hadal Nabaded eeLa Garayay Qilaafka Besha Sade iyo Axmed Madobe

Waxaa  uu Edeyn Dusha uu oga Turay Hogaamiyaha Maamulka jubland oo uu shegay Mar Kasto inuu Ka Baxayay Balamihii Lawad Dhiganayay taasin aya dib u dhac U keneysay Wada Hadladii Labad dhinac .

Wax uu shegay inuu Dhamaaday Waqtigii Besha Calamka iyo Dowlada La sugayay Xal Laakin La joogo Waqtigoo loo Dirir Lahaa Midnidamada Besha Sade,

Taasin ay Kentay Wada Hadladii oo uu Diday Hogaamiyaha Mamaulka Jubland

Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.