XOG: Xubno ka socda Beesha Caalamka oo Maanta Kismaayo ku wajahan. “sababta wax ka ogow”.

Xilli shalay uu magaalada Kismaayo dib ugu laabtay hogaamiyaha Maamulka Jubba axmed madoobe ayaa, waxaa halkaasi maanta ku wajahan Xubno ka socda Beesha caalamka oo Axmed amdoobe ku cadaadinaayo siduu kaalintiisa uga qaadan lahaa shirka dib u heshiisiineed ee lagu wado in uu kismaayo uga furmo beelaha sade iyo absame dabayaaqada bishani.

Axmed madoobe oo cagajiiid ka muujinayay furitaanka shirka iyo kaqeyb qaadashadiisa, ayaa shalay dowladda itoobiya waxay ku qasabtaya in uu kismaayo dib ugu laabto qaatane kaalintiisa hogaamineed.

waji gabax ayuu kala soo kulmay safaro u dibada kutagay sida nairobi iyo dubia, inkastoo uu ka afgobaadsaday in uu saxaafadda iyo soo dhaweyayaashiisaba uu la wadaago natijo la’aanta uu kala soo laabtay safaradii uu dibadda ku tagay.

Masuulyiiin kale oo ka socota dowladda sopomaaliya ayaa iyagune maanta lagu wada ain ay kismaayo gaaraan kuwaas oo uu kamid yahay wasirka difaaca janaraal cabdulqaadir sheekh cali Diini.

wixi kuso kordha kala soco wararkeena dambe insha allah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.