Daawo:Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Gadiid gudoonsiyey

Taliyaha ciidanka Booliska SoomaliyeedGeneral Maxamed Shiiq Xasan Xaamud iyo sarakiil kamid ciidamada booliska ayaa soo gaarey gobolka hiiraan gaar ahaan Baladwayne. garoonka diyaradaha Baladwayne waxaa kusoo dhaweeyey madaxda gobolka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada taliayaha Booliska soomaliyeed ayaa gadiid ku wareejiyey Booliis gobolka hiiraan iyadoo Booliisku baahi wayn uqabeen gadiid iyo qalabka booliska.
Hoos kadaawo
gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.