Daawo:Tartan dhaqameed Boosaaso oo lasoo gaban gabeeyay

Tarten dhaqemeedkii kasocda jaamacada bariga Afrika ee Boosaaso ayaa lasoo gabagabeeyey munaasabadaan waxaa kahadlay abwaano soomali ah iyo madaxda maamul goboleedka Puntland
waxaana halkaas lagu gudoon siiyey kuliyadihii ku guulaystey biladaha waxaa xafladaa laga sheegey in dhaqanku mahiim yahay loona baahan yahay in la dhawrto.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.