Daawo: Waxbarashada Baardheere Oo Heersare maraya

Degmada Bardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa laga dareemayaa dhanka waxbarashada in heersade marayo.Baardheere ayaa hada leh dugsi hoose iyo mid sare aradada dhameysta dusgsiga sare ayaa waxay jaamacado kahelaan wadamada dariska ah sida Kenya,Sudaan qaarna dalka gudiihisa sida Muqdisho iyo boosaaso magaalda Baardheere hada malahan jamacad lakiin waxaa socota sidii jaamacad loogu sameyn lahaa taasna waxaa looga maarmi doona in jaamacad meel kale loo aado.
Hoos kadaawo




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.