LONDON= Siyaad Barre General Hospital FundRaising event

Waxaa noo sharaf ah inaad nagala qayb qaadataan xaflada dhaqaale aruurinta Siyaad Barre General Hospital Garbaharey Gedo Somalia oo ka dhacaysa London Sabtida habeynka axadu soo galeyso markay taariiqdu tahay  27-02-2016 saacaduna  18:00 ama 06:00  Address: 4-18 Harrington Gardens, London, GB SW7 4LH. waxaa xafladaa imaanaya ahna SpecialGuest  Deeqa Maxamed Siyaad Barre, Abdi Maaxay, Asiili Xaashi iyo qaybaha kala duwan ee bulshada sida  Dhaqatiirta,aqoonyahanada,gabdhaha,odayaasha,dhalinyadada, waxaan kamaqneyn xaflada cuntadii iyo cabitaalka wixii faafahin kala xariir telephonka hoose.
hoteeeeel

hotel

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.