TACSI: SADE WALFARE MOMBASA KENYA

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Jaaliyada Sade Welfare Mombasa Kenya waxay madaxdeeda,xubnaheeda kale duwan,qoysaskooda, iyo saaxiibada jaaliyada waxay tacasi murugo leh u dirayaan DEKHA Sheikh Said geeridii naxadinta leheed ee ku timid wiilkeeda saadam Badal Salad oo abihii Badel Salaad Diiriye ku geriyooday Degmada Caabudwaaq waxay ilaahay uga baryayaan in eheladii uu katagey samir iyo iiman kasiiyo, isagana u dambi dhaafo jadiina fardowsana geeyo. waa kuwaan dadka tacsida diraya

Abdisalan Abdi Ismacil
Mohamed hussein farah
Abdulaziz dauud farah
Shacni dahir qarboobe
Luul hrdaye
Cuke yasin
Bisteyo ali abi
Sahro sheikh
Mohamed sayid
hassan ugaas
fowsiya ismacil
iyo xubanaha kala duwan ee jaaliyada SADE WELFARE MOMBASA KENYA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.