Dhuusamareeb: Garoonka Diyaaradaha dhismo lagu wado

Dayactir lagu bilaabay garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhusa mareeb oo ah magaalo madaxda maamulka Goboleedka Gobolada dhexe waxaa dib loo hagaajinayey barking diyaadaha waxaana hawshaan fulaanyey ururka dhalinyada Dhusamareeb ee xarunta gobolka, waxaay ka codsadeen in umada Soomaliyeed ka qayb qaataan dayatirka garoonka gaar bulshada kasoo jeeda Dhuusa mareeb.
Hoos Ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.