Maqall: Gafka Kenya Guul Yaa Ka Dhigay

Ciimada Kenya ee Ku Sugan Magaalada Ceel Cade ee G, gedo Wax aay Ahyd Markii Werar Lagu Qaday 15 Bishaan Saldhig ay Ku Lahayen Magaldaasi .

Werarka Ceel Cade Wax uu La Muqaal Ahaa Kuwii Ka Dhacay Leego, Janaale iyo Yurkud oo Dhamaantood Qasaaro Filo Waa Ah Lagu Gaarsiyay Ciidamada Amisom ee Ka Socdo Wadamaad Africa ee Dalka u Jogo Nabad Dhalinta .

Inkasto Werarada Ceel Cade Ka Horeyay ee Ka Kala Dhacay Bakool iyo Sh, hoose Ay Soo Afjarmeen Maalmo Lagu Jiray Baroor diiq iyo Raq iyo Ruux Raadin Gobihii Ay Ka Dhaceen Sameyntii ay Ku yesheen Wax ay Noqotay Mid Yeelan Natijo Murugo.

Ceel Cade Werarka Ka Dhacay 5 Saacadood Ka Dib Markuii uu Xaqijiyay Madaxweynaha Kenya Wax ay Warqado Tacsi ah Ka So Baxeen Xafiisyada Madaxda Dowlaad Somaliya.

“Waa Ay Fiicneed in Madaxda Siyaabo Walbo ay oga Hadlaan Werarka Micno Walbo Ha Yeshee” .

Ka Dib Waxaa Bilowday  Duqeymo Xogan oo Ka Diyaaradaha Kenya Ay Kawadaan Ceel Cade iyo Degaano u dhow Sida Xaqiiqada ah Duqeynamaha Waxa ugu Badan ee uu Qasaaro ka Soo Gaaray ayaa Ah Dadkii Shacabka ah e Daganaa Goobaha Duqeymaha.

Madaxda Dowlada Waxa laga Filayay Ka Hadalka Duqeymaha iyo u Gar Gaarida dadka Shacabka ah ee Cabnaayo  Laakin  Ma dhicin

“ Kenya Waa Ay Ka Ha dashay Duqeynta Iyadoo Sheegatay inay u Geysatay Al- shabab’

Xaqiiqdee Ma Cada ilaa Hadana Lama Soo Ban dhigin Qasaaraha Ka Dhashay Duqeynta, Dadka Qasaaraha uu Ka Soo Gaaray Duqeynta Ayaa La igu Shegay inay Ku Jirto Haween Uur leh oo Naxdinta Duqeynta u Geriyotay iyo Qof Wayel ah oo Ku dhimatay Duqeynta.

Madaxweyanaha Somaaliya Wax uu u Baxay Dalka Kenya isag oo Ka Qeyb Galayo aaska lo Sameynayo Ciidamaadii Ku Geriyoday Ceel Cade.

“Ceel Cade Dadkii Ku Geriyoday Waxaa Booqday Duur joogta Dalka Dowaldisa Ma Duur Jogbaa mise Waa Dab jog “

W\Q   jeylani Husen Yusuf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.