Dhageyso: Shacab ayay Layeen Markaas Qabiil Eedayaan

jeesow

Xildhibaan daahir amiin jeesow oo maanta warfidiyeenada kula hadlay magaalada muqdisho ayaa waxaa uu cambaareeyay dhibaatooyinka shacabka ku nool gobalka gedo ay ugaysteen ciidamada Kenya.

Xildhibaan daahir amiin jeesow ayaa sidoo kale carabka ku adkeeyay in ciidamada Kenya ay ku qaldan yihiin in shacab aan waxba galabsan ay laayaan isla markaana ay qabiil ku eedeeyaan in ay ku lug lahaayeen weerarkii lagu qaaday saldhigi ciidamada Kenya ee deegaanka ee ceel cade.

Dhawaan ayey ahayd diyaaradaha dagaalka ee Kenya ay duqeymo qasaarooyin dhaliyey ka gaysteen deegaano ka tirsan gobalka gedo ee koofurta Somalia oo inta badan ay ku sugnaayeen dad u badnaa xoolo dhaqato

Halkaan Ka dhageyso :

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.