DAAWO MAAMULKA KISMAAYO OO SAMEEYEY CIIDAN NABADSUG AH OO BEESHA AXMED MADOOBE KASOO WADA JEEDA

Maamulka kismaayo ayaa sameyey ciidan nabadsug ah oo shacabka Somaliyeed inay kamid noqdaan loo diiday, ciidankaan dhamaantood ayaa waxay kasoo jeeda hal beel sida ay  sheegeen maamulka Kismaayo  sababaha looga diiday inay kamid noqdaan ciidankaan waxaa lagu sheegay in loo baahan yahay ciidan daacad u ah Maamulka Kismaayo .
 

HOOSTAAN  KA DAAWO VIDEO  

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.