Al- shabab oo Ciimada Kenya Ah Gacanta Ku Dhigay Dagaalki Maanta Ka dhacay Gedo.

Wararka Naga Soo Gaarayo Tulada aluula e u Dhow Magaalada Likoley ee uu Ka Soconayay Dagaal Xogan oo Manta Ka Bilowday Tuladaasi .

Ayaa Wax isa Soo Tarayo Qasaaraha Ka Dhashay Dagaalka  Gaari Kale ayaa Loga Gubay Ciimada Kenya ee ah Kuwa Dagaalka iyadona Wali uu Soconayo Dagaalka u Dhaxeyo Labada Dhinac  Qaar Ka Mid ah Dadka Degaanka ayaa Gedo times u Xaqijiyay inay Ciidamaada Al- shabab Ay Gacanta Ku Dhigeen 3 Asakari oo Ka Tirsan Cimada Kenya oo ku Cararay Dhulka Howdka ah.

Wali Waxaa Soconayo Dagaalka Waxa La arkayaa Diyaardaha Qumaatiga u Kaco oo ka Degayo Goob u Dhow Meshii Dagaalka uu Ka Soconayo .

Wali Waa ay Istaagi La, yihin Dagaalaada Gedo waxaana Cimada Al- shabab ay Dagaalk Ku Wajahayaan  Ciidamadii Ka Soo Baxay Ceel Cade.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.