Masulinta Gedo oo Kismaayo wali Xal Raadin u jiro

Gudoomiyaha G. gedo Ahmed Buule iyo Xubno Kale ayaa wax ay Kismaayo Kulamo Kula Qadanyan Masulin Ka Tirsan Jubland

Safarka Masulinta Ayaa Qeyb wax uu Ka Mid yahay Shirkii Dib u Hehisineed ee Lagu Qaban rabo Kismaayo Kaas oo Lo Qabanyay dadka dego Juboyinka

Madxaweyne Ku Xigenka Jubaland Fartaag Ayaa Hada Kulamo La Qadanayo Madaxda Ka socoto Gobalka Gedo ee uu Hor Kacayo Gudoomiyaha Gobalka

Kismaayo Ayaa Lagu Wadaa In Dhawaan Lag Furo Shir Dib u  Heshisned oo Kas oo Xal loga Gaaray Siyaasada adag Ee Ka Tagan Gedo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.