Dhageyso:Haday Dowlada Xalin Weyso Hiraan iyo Sh. dhexe Maamul Ayaan sameyneynaa

Xildhibaan C,laahi  Maxamed Aadan Shaacir oo La Hadlay Warbaahinta Gedotimes.com Ayaa Wax uu Ka War Bixiyay Caqabada Heysato Maamul u Sameynta Hiraan iyo Sh, dhexe. Oo Maalmihii La Soo Dhaafay uu Ka Jiray Is Qab Qabsi Dhismahisa Maamulka.

Xildhibaan ayaa Sheegay in Wasiirka Arimaha Gudaha uu Caqabad ku Yahya Mamul Sameynta Hiraan iyo sh. Dhexe Qaar Ka Mid Ah Ergoyinki Shirkana ay Dib ugu Laabten Magaaloyinkii ay Ka Imadeen.

Dowlada ayuu Shegay Xildhibaanka Inay Caqab Ku Tahay Maamul Sameyna Hiraan iyo Sh. Dhexe Taas oo Daliil oga dhigay Inay Faraha Kula Jiraan ergada Shaqadii ay Lahyd

Halkaan Ka Dhegyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.