Gudomiyaha Qeylo dhaan oo Ku Biiray Barlamaanka Somaliya

Guddoomiyaha Kooxda Caanka ah ee Qeylo-dhaan Cabdi Shire Cayaar Jecel ayaa ku biiray Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya,iyadoo lagu dhaariyay kulanka maanta  Baarlamaanka Soomaaliya uu yeeshay.

Cabdi Shire Cayaar Jecel ayaa lagu badalay Muuse Sheekh Cumar oo la sheegay inuu dibadaha Aaday.

Guddoomiyaha Kooxda Qeylo-dhaan Cabdi Shire Cayaar Jecel ayaa ah Abwaan,iyadoo Dad badan oo Soomaaliyeed ay yaqaanaan  Abwaan Cabdi Shire Cayaar Jecel.

Dhanka kale Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Kulan ku leh Xarunta ay ku shiraan ee Magaalada Muqdisho,iyadoo Maalmihii ugu danbeeyay aysan wax kulan ah yeelan Golaha Shacabka Soomaaliy

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.