Dhageyso: Shirkii Madasha oo Laga Warbixiyay Kulankiisa

Waxaa Goor dhow Soo Gabo Gaboobay Wajigii Hore ee Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho Ka Furmay Galinkii Danbe ee Maanta

Kulanka oo Aragtiyo ay Is Ku Weydaarsanyeen Masulinta Goobta Ku Sugneyd ayaa intiisa badan Waxaa Loga Hadlayay Sidii Aragti isku Mid ah La iskugu Raaci Lahaa,

Madxaweynaha Somaliya ayaa Soo Jediyay In Aqalka  Hose ee Barlamaanka Lagu soo Xulo 4.5

In Aqalka Sare Lagu so Dorto Maamul Gobaled isla Markaasna putland iyo Somalind La siiyo 2 Xubnod oo Dheeri ah.

Aragtidaas Waxaa Diiday Gaaz iyo Madobed Halka Ay Ogoladeen Shariif iyo Guleed Waxa Lag Cabsi Qabaa Hadii La Is Fahmi Waayo In Hogaanka Shirka Ay La Waregto Besha Calamka,

Halkaan Ka Dhageyso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.