Dhageyso: Aniga Diyaar Ayaan U ahay Wixi Ka Soo Baxaa Shirka Madasha

Madaxweynaha Maamulka Koon Fur Galbeed Shariif Xasan aya Wax uu Ka War bixiyay Rajada Laga Qabo Shirka Madasha wadatashiga ee Muqdisho Ka Furma iyo Aragtidiisa Ku Aadan Shirka .

Shariif ayaa Wax uu Sheegay in Loo Bahan Yahay in La isku Raaco Hal Mowqif Madaawo loo Baahan Yahay inay Dorasho dalka Ka Dhacdo,

Waa Muhim in Madaxada ay Hal Meel Go, aan Kuwad Garaan  ‘ Waxaa Yiri Shariif Hasan”

Madaxda Mamulada Dalk ayaa Hada ah Caqabad ugu Balaaran ee Xalka Loga Gari La, yahay Noco Dorasho ee Somaliya

Halkaan Ka Dhageyso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.