Daawo xildhibaan Maxamud Cali Magan oo kahadlay dilka lagu hayo shacabka Gedo

Kulankii Mudanyaasha Barlmaanka Somaliy ay Ku yesheen Maglaada Muqdisho ayay Kaga Hadlen Arimo ay Ka mid yihin Duqeymaha Diyaaradaha Dalka Kenya ay Ka Wadaan Gobalka Gedo Degaano Ka Tirsan

Ka Dib Werarkii Ceel Cade Saldhig ay ku La Hayen Ciidamada Kenya Lagu Qaday oo uu Ka Dhashay Qasaaro ay Masuliyadisa Shegteen Al-shabab.

Ayaa Diyaaradaha Kenya Waxa Ay Ka Bilaabeyn Gedo Xasuuq Ba, an oo ay u Geysanayaan Shacabka Ku Dhaqan Degaano Hoostago Ceel Cade.

Xildhibaan Maxamud Cali Magan Aya saxaafada la hadlay

Halkaan Ka Daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.