Dhageyso: Dadka Rer Gedo oo Gurmad Aruurinaayo

Cabdi Xuseen Guddoomiye Ku xigeenka Ganacsatada degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa uu sheegay in ganacsatada ku sugan degmadaasi ay ku howlan yihiin sidii gargaar cunno ay u gaarsiin laahaayen dadkii ka barakacay deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo kuwaas oo hadda ku sugan deegaanno kale oo hsootaga gobolka Gedo.

Dadkaan ayaa intooda badan ka soo cararay dagaalada u dhexeeyo Ciidamada Kenya iyo dhaq dhaqaaqa Al Shabaab iyo duqeymaha Kenya ay ka geysanayaan halkaasi.

Sidoo kale Guddoomiye ku xigeenka Ganacsatada Baladweyne ayaa sidoo kale carabka ku adkeeyay in gargaarkaan ay isku xil qaameen Ganacsatada ku sugan degmada Baladxaawo.
Hadalka Ganacsatada degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa imaaneysa iyadoo shacab fara badan ay ka barakaceen deegaanka Ceelcade kuwaas oo xaalado nololeed ay

Halkaan Riix

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.