Daawo Sawirada : Dhaawaca ka soo gaaray Wariye Maxamed Ibrahim Macalimu weerarkii Liido Lagu Qaaday.

Dhaqaatiirta Isbitaalka Daaru shifaa ee magalada Muqdisho ayaa la tacaalaya dhaawaca Wariye Maxamed Ibraahim Macalimow oo caawa ku dhaawacmay weerarkii lagu qaaday Maqaaxida Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Macalimow ayaa dhaawac waxa uu kas oo gaarau qeybta sare ee jirkiisa gaara haan madaxa waxaan hada lagu dadaalayaa sidii loo baxnaanin lahaa.

Hoos ka Daawo sawirada dhaawaca wariye macalimu.

image

image

image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.