MAQAL: Maamulka Buula burde oo Saluugay Saami qeybsiga Shirka Jowhar

Saluug badan ayaa ka jira Beelaha Kasoo jeeda Gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dehxe waxaana lasoo warinayaa in Xaaladu ay tahay mid lasii kala fogaanayo hadii daba qabasho imaanin.
HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA
Gudoomiye Kuxigeenka Dhinaca Arimaha Bulshada Maamulka Degmada Buula burde Ibraahim Cabdulle Idiris ayaa saxaafada usheegay in ay ku qancin qaabka ay wax uwado Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya.
Mas’uulkaasi waxa uu sheegay in ay ku baaqayaan in lala hadlo Beelaha Qaar ee hadda wax tabanaya maadaama aysan helin saamigii ay ubaahnaayeen.
Ibraahim Idiris ayaa sheegay in aysan ku raali noqoneyn maamul ahaan hadiibana dadkii ay matalayeen wax raali ku noqon sida wax loo qeybsanayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.